Back to Top

Waayaha Cusub - Durbaan Ka Ii Tuma (feat. Desiigner) Lyrics

theme

[ Featuring Desiigner ]

[Intro]|You give me butterflies, yeah|I just want it around you||[Verse 1: Felis]|Dookhaygi baad tahay|Waa ku doonaya|Dawad ii tahoo|Wan ku doorbidaayaa|Daakirada subaxdii|Habeenkoo bar dumay baa|Cishqi igu da'aayoo|Igu soo darooraa|Waxan dhibka kaga durka|Oo aan kuba dakeeyaa|Isku duubanantee|Ma isku sii danbayna||[Chorus: Shiine & Felis]|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Daryeelbay idintahee|Ku dadaala|Nafta waa u dabiibee|Ka danbeeya||[Post-Chorus]|You give me butterflies, yeah|I just want it around you|You give me butterflies, yeah|I just want it around you||[Verse 2: Desiigner]|Askin' for a replay, 'cause the funky sound|I'm tryna break the country, y'all, 'cause my country's wild|Stack the dollar, stack the comma|'Bout to f*ck the streets up, better ask somebody|'Bout to f*ck the beat up, better ask somebody|Then I f*ck the club up, better ask the party|Let Desiigner spin ya block up with a couple choppers|Throw the shots and throw the shots, it sound like helicopters|They was talking, they was poppin', they can never stop us|Sipping lean, I twist it up with the dirty Fanta|You give me butterflies, yeah||[Chorus: Shiine & Felis]|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Daryeelbay idintahee|Ku dadaala|Nafta waa u dabiibee|Ka danbeeya||[Verse 3: Shiine]|Falisey is daji|Dacad ban wali ahay|Darensanow|Docna kama an Marin|Dabacsanow|Dalkiibana tagayna|Ha diidin|Xamar ban dagayna|Diyar garow|Doolo iyo hawd|Wabiyada durduraya|Damaashad|Dalagyada baxaya|Daalo iyo sheekh|Nolol aan dakayne|Ku diirso|Dookhu waa adi|Kaama daalo abid|Aragaaga dahabo|Ku diirsadaa|Falisey ha dudin|Ha didin|Hana durkin|Ha i diidin|Dalabkayga maqalo|Adecsanow|Cishqigad darentana|Anba wuu i daaraye|Dawo waa adige|Igu soo durug||[Bridge: Felis]|Waan ku daneeyaa|Waan ku doonaya|Waan ka danbeeya|Waan ku daneeyaa|Waan ku doonaya|Waan ka danbeeya|Daris kaalay ii noqo|Ubad daadahayne|Aan wada dagne|Daris kaalay ii noqo|Ubad daadahayne|Aan wada dagne||[Chorus: Shiine & Felis]|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Daryeelbay idintahee|Ku dadaala|Nafta waa u dabiibee|Ka danbeeya|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Daryeelbay idintahee|Ku dadaala|Nafta waa u dabiibee|Ka danbeeya||[Outro]|You give me butterflies, yeah|I just want it around you|You give me butterflies, yeah|Give me, give me, give, give me, give me, yeah
[ Correct these Lyrics ]

We currently do not have these lyrics. If you would like to submit them, please use the form below.

Writer: Martin "Doc" McKinney, Sidney Royel Selby, Waayaha Cusub
Copyright: Lyrics © Anthem Entertainment, Kobalt Music Publishing Ltd.
LyricFind

Waayaha Cusub Durbaan Ka Ii Tuma (feat. Desiigner) Video

Tags:
No tags yet